Tirada Musharaxiinta u taagan Xilka gudoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga qaban qaabada doorashada gudoonka Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta diiwaan galiyay musharaxiin dhoor ah oo isku soo taagay xilka gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa. Gudoomiyaha Guddiga doorashada Gudoonka Baarlamaanka oo warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegay in maanta diiwaan galiyeen ilaa 7-musharax oo isku soo taagay qabashada Gudoonka Baarlamaanka. Waxa uu sheegay Gudoomiyaha … Continue reading Tirada Musharaxiinta u taagan Xilka gudoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay